Sept. 10 (Murcanyo media)-Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay howlgal ay ciidamadda amaanka ku galeen deegaanka Mubaarak ee gobolka Sh.Hoose, halkaasoo xarun u eheyd dagaal yahanada Shabaab.
Warsaxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in howlgalkan lagu bartilmaameedsaday xarunta ugu weyn ee Al-shabaab ay ‘ku aruurin jirtay lacagaha ay xoogga uga qaadato shacabka gobolka Shabeellaha Hoose.’
“Dowladda Soomaaliya iyada oo kaashaneysa shacabka, waxaa ka go’an tirtirista argagixisada Al-shabaab” ayuu lagu yiri bayaankaa wasaaradda warfaafinta.
Post a Comment