DEG DEG: Xiddig ka tirsan xulka 17-Jiradda ah ee qaranka soomaaliya Cabdi xaafid Maxamad ayaa ku dhacay nadiijada baaritaanka wajiga labaad ee MRI.

 

27-April-2022 : Waxaa maanta soo baxday natiijada MRI la marsiiyay cayaartoyda qaranka oo lagu ogaanayay in ay yihiin da’da saxda ah ee tartanka ka qeyb geli karta.

Nasiib darro Soomaaliya waxaa naloo soo sheegay in uu dhacay cayaar yahayn Cabdixaafid Maxamed oo ahaa Xidigii U17 Somalia.

Xiririka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa dalbaday cadeymo dheeraad ah maadaama baaritaanka qeybtii hore ee Addis Ababa iyo Muqdisho ay SCANADU sheegeen in Cabdi Xaafid uu gudbay kuna gudbay 5+ oo ahayd marxaladda ugu dambeysa inta aan la gaarin marxaladda 6 oo ah marxaladda dhicitaanka. 

Xiriirka Somalia ayaa dalbaday muuqaalada MRI-gii la saaray cayaaryahan Cabdi Xaafid wixii kasoo kordhana waan la wadaagi doonaa bulshada Soomaaliyeed insha allah.


Post a Comment

Previous Post Next Post
Suaal maqabtaa? Haa haday tahay WhatsApp nagalasoo xariir
Asc, walaal maxaan kaacaawinaa? ...
Halka taabo si aad iila sii hadasho...
Youtube Channel Image
MURCANYO MEDIA Subscribe saaro si aad u hesho Wararkii ugu danbeeyay ee dalka iyo dibadaba
Subscribe