11-Sep (Murcanyo Media) - Kulammo ka tirsan horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub ayaa lagu wadaa in maanta iyo caawa la ciyaaro.
Waxaa la ciyaari doonaa horyaallada waa weyn ee La Liga, Serie A, Bundeliga iyo Ligue 1, kaddib markii geerida Boqoradddii Ingiriiska awgeed loo baajiyey kulammadii todobaadkan laga ciyaari lahaa horyaalka Premier League.
Kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub, waxaa kooxaha dheelaya ka mid ah Real Madrid iyo Juventus oo kooxo kala duwan la kala ciyaari doona.
HOOS KA AKHRISO GUUD AHAAN KUAMADA MAANTA IYO CAAWABA LA CIYAARIDOONO AFAR KA MID AH SHANTA HORYAALKA UGU WAAWAYN QAARADA YURUB
Spain – LaLiga Santander
03:00 Galabnimo Real Madrid vs Mallorca
05:15 Galabnimo Elche vs Athletic Bilbao
07:30 Fiidnimo Getafe vs Real Sociedad
10:00 Habeennimo Real Betis vs Villarreal
Italy – Serie A
01:30 Duhurnimo Atalanta vs Cremonese
04:00 Galabnimo Bologna vs Fiorentina
04:00 Galabnimo Lecce vs Monza
04:00 Galabnimo Sassuolo vs Udinese
07:00 Fiidnimo Lazio vs Verona
09:45 Habeennimo Juventus vs Salernitana
Germany – Bundesliga
04:30 Galabnimo FC Cologne vs Union Berlin
06:30 Maqribnimo Freiburg vs Borussia Monchengladbach
France – Ligue 1
02:00 Duhurnimo Strasbourg vs Clermont Foot
04:00 Galabnimo AC Ajaccio vs Nice
04:00 Galabnimo Angers vs Montpellier
04:00 Galabnimo Lorient vs Nantes
04:00 Galabnimo Toulouse vs Reims
06:05 Maqribnimo Rennes vs Auxerre
09:45 Habeennimo Monaco vs Lyon
Post a Comment