10-Sep2022(Murcanyo Media)- Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa caawa gaaray magaalada Muqdisho.
Waxaan Garoonka Ku soo Dhaweeye Wariiso iyo Xildhibaano ka tirsan xubnaha ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaraha ee magaalada Muqdisho.
Halkaas uu kaga Qayb galayo Shirka Golaha Wadatashi qaran ee Maamul Gobaleedayada iyo Dowlada Faderalka Soomaaliya.
Post a Comment