10-Sep2022( Murcanyo Media )- Shil sababay dhimasho ayaa ka dhacay Ex kantarool ee magaalada Boosaaso.
Gawaarida isku dhacday ayaa wax uu ahaa Mid ka mid ah gawaarida ciidanka iyo gaari Qof shacab ah wato.
Dhaawacu waa 8qof oo ciidanka gaarriga saarnaa ah ciidankaas ayaa ka tirsan PMPF iyo hal ruux oo rikaab ahaa iyo Dareewalkii gaari waday wararka aan kan helayno ayaa sheegay in Hadda lageeyey Dhaawicii Istibtaalka Wayne ee Magaalada Bosaso.
Balse Wali Dhimashadu Intay tahay lama Xaqiijin.
Post a Comment